Bilihii lasoo dhaafay waxaa Magaalada baardheere ee gobolka gedo kasocday hawlo dib loogu dhisayo garoonka kubada cagta ee baardheere kaa oo dhismihiisa hada maraya heer qabyo ah Maamulka degmada baardheere ayaa waday qorshaha lagu dhisayo garoonkan oo loogu magac daray 21OctoWaxaana uu sheegay in Dhismaha garoonka hada uu dhamaan rabo
Ugu dambayn Magalada baardheere ayaa hada kasoo kabanaysa dib u dhacyo badan tan iyo wixii kaadambeeyay burburkii dowladii dhexe ee soomaaliya.
Gudoomiyaha isboortiga degmada baardheere Cabdi Qays muxumad salal ayaan kawaraysanay arinka Dhismaha garoonka
garoonka hada uu dhamaan rabo
Ugu dambayn Magalada baardheere ayaa hada kasoo kabanaysa dib u dhacyo badan tan iyo wixii kaadambeeyay burburkii dowladii dhexe ee soomaaliya.
Khadar maxamed siraad