Gudoomiye ururka haweenka qaranka soomaaliya oo maanta lakulantay SENETOR Cabdullaahi sheekh ismaaciil FARATAAG

0
491

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo
Batula sheikh Axmed gaballe’ayaa maanta booqasho oogu timid Senator Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil fARATAAG iyo Senator Axmed Cabdixafiid Bulsho oo ku sugan muqdisho.
Gudoomiye Batuulo ayaa kala hadashay senatorada qeybta haweenka iyo sidi loo dhameystiri lahaa.
Seneterka ayaa balan qaaday in qoondada haweenka ay leeyihiin ay heli doonaan.

Ugu dambayn SENETOR FARATAAG ayaa umada soomaaliyeed ugu baaqay in xasiloonida ay kashaqeeyaan
Khadar Mohammed siraad
Humbaale-Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here