Farmaajo oo Xamar ka dagay

0
600

waxaa saaka caasimada Soomaaliya gaaray musharaxa madaweynenimo ee Maxamaed cabdullahi farmaajo. Mudane farmaajo oo ayaantaan oo dhan la sugayay ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyay xamar. waxaa la arkayay dad weyanaha oo wadooyinka la taagan sawirka farmaajo walow uusan magaalada dhex qaadin. Asbuucaan oo dhan ayaa waxaa diyaar garow loogu jiray sidii loo soo dhawayn lahaa mudane Farmaajo. Maxamed Cabdullahi Farjaao ayaa ah musharaxa loogu jecel yahay dalka Soomaaliya wuxuu haystaa taageerda ugu balaaran ee aanan qabiil iyo ku salaysnayn. Balse waxaa meesha ku jirto inaysan dad weynuhu waxba dooranayn. sidoo kale waxaa xusid mudan inuu Farmaajo helay 8 cod oo kaliya doorashadii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here