CUDURKA ALZHEIMER’S

0
782

WAA MAXAY ALZHEIMER’S?

Alzheimer waa cudur ku dhaco maskaxda taa oo keento inuu qofka waasho ama maskaxda qofka isku dhex yaacdo.

Image result for Alzheimer

Cudur ka Alzheimer waxaa dhinto unugyada iyo xuubabka maskaxda qofka  iyadoo bukaanka qabo marxaladiisa maalin maalinta eey ka dambeeyso kasii darto. sababtuna waa dhimashada unugyada  gudbiyo macdanta eey u baahan tahay maskaxda.

Cudurka Alzheimer waxuu leeyahay  marxalada oo kale duwan.

SIDEE BUU CUDUR KAAN KUGU DHACAY?

Weli lama ogaan sida cudurka Alzheimer ku bilaabmo, laakiin waxeey u egtahay Dhaawaca maskaxda oo waqti hore bilaabmo.

Dadka qabo cudurkaan qabo Alzheimer qatar waxeey ugu jiraan sare ku faafo.

Hadii waalid kaa ama xigtadaada eey qabaan qatar waxaa ugu jirtaa 3.5 inuu kugu dhaco cudurka Alzheimer.

Image result for how do you get alzheimer's

XAGEE BUU CUDURKA ALZHEIMER’S WAXYEELAAYAA?

Cudurka Alzheimer waxuu waxyeelaayaa maskaxda.

Cudurka Alzheimer waxuu keenaa xuubabka iyo unugyada dhimashadooda dabadeedna maskaxda waxeey bilaawdaa ineey naaqusto, Ka dibno waxeey keentaa xasuus yari soo wajahdo bukaanka.

Image result for Alzheimer

 

GOORMAA AYUU KUGU DHACAA CUDURKA ALZHEIMER’S?

Cudurka Alzheimer’s waxuu ku dhacaa dadka eey da’dooda ka weyn tahay 40 jir.

Inta badan waqtiga uu bilaabmo saynis yahanada waxeey ku sheegeen inuu yahay 65 jir waxeey ka dambeeya laakiin waqtiyada qaar waxuu bilaabmi karaa 40 sano markuu jira qofka.

Marxalada ugu horeyso uu ku bilaabmo waa ineey qofka ku adkaato inuu xasuusto.

2da sano ee ugu horeyso Cudurka Alzheimer’s waxaa kugu adkaaneyso inaad xasuusato inaad qabto Cudurka Alzheimer’s.

Image result for Alzheimer

 

ASTAAMAHA LAGU GARTO CUDURKA ALZHEIMER’S

Xasuus yari iyo iloowsiinyo badan ( magacyada, deegaanada iwm).

Kawar qabid la’aan marxalada gurigaada dhexdiisa.

Dhibaato  wajahdo inaad wax qorsheysato ama aad maamusho.

Dhiiro gelin yeri kusoo wajahdo iyo hamigaada oo  yaraado.

Ineey kugu adkaato inaad ilaaliso waqtiga hurdada.

Inaad iska ilaalin weyso wixii qatar kugu ah.

Image result for Alzheimer signs

 

DAAWEYNTA CUDURKA ALZHEIMER’S

Cudurka Alzheimer’s malahan wax daawo ah ilaa iyo haatan, laakiin waxaa jirto daawooyin yaryar kaalmaati ah  oo la siiyo bukaanka.

Daawooyinka donepezil (Aricept), rivastigmine (Exelon), and galantamine (Reminyl) waa daawooyin kaalmaati ah oo loo isticmaalo bukaanada qabo cudurka Alzheimer’s.

Waxaa kale jiro daawooyin sida Antidepressants, anti-anxiety medications, and antipsychotics oo lagu daaweeyo qofka markii xanuunka ku kaco.

 

Image result for Alzheimer signs

 

 

QORE: DR A

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here