Kenya: Waayeelka oo buuga qaatay

0
595

Xaafada isku raranta ee Kibera ayaa waxaa laga hirgaliyay iskaalka dadka waaweyn. iskoolkaan ayaa waxaa waalidiinta aan fursada u helin inay yaraanta wax ku bartaan lagu barayaa qorida iyo aqrinta. sida ay qortay Aljazeera iskoolkaan ayaa furnaa muddo labo sano waxaa maalinba malinta ka danbayso soo badanayo dadka iska diiwaan galiyo kuwaasoo doonayo inay sare u qaadaan xirfadahooda qorida iyo aqrinta. waayeelka wax baranayo ayaa dumar u badan, waxay leeyihiin dano kala duwan. hooyo ka mid ah dadka wax ka barto iskoolkaan ayaa tiri ” waxaanu doonaynaa inaan buuxin karno foomamka dowlada iyadoon cidna na caawin, qaar waxay doonayaan inay shaqo helaan ay ku xirantahy inay wax aqrin karaan.

Si kastaba ha ahaatee qaarada africa ayaa waxaa ku badan dadka ummiga ah, gaar kuwa waaweyn.

 

 

 

Ishia: Aljazeera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here