sawiro: xuska sanadguurada 73 aad ee ciidamada booliska soomaaliya

0
517

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo taliyaha ciidammada Boliiska Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabadda xuska 73-aad ee ciidammada Booliiska Soomaaliyeed.

 

 

xuskaan ayaa ahaa mid si aan caadi ahayn loo soo agaa simay. waxaa meesha laga dareemayey farxad iyo dowladimo.

waxaa dadka ka muuqday qiiro aan lagu soo koobi karin qoraal ama muuqaal.

xuskaan ayaa ahaa mid si aan caadi ahayn loo soo agaa simay. waxaa meesha laga dareemayey farxad iyo dowladimo.

waxaa dadka ka muuqday qiiro aan lagu soo koobi karin qoraal ama muuqaal.

Madaxweynaha J. Soomaaliya ahna taliyaha guud ee Ciidammada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu horreyn ugu hambalyeeyey ciidammada Booliiska sannad-guuradooda 73-aad iyo guulaha waa weyn ee ay dhanka amniga ka soo hoyeen, waxa uu ku ammaanay taliyaha ciidanka biseylka cusub ee uu u horseedey ciidanka sannadkaan.

Humbaale News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here