Sarkaal ka tirsan Al-shabaab ayaa isku dhiibay maamulka Jubba Land ee ku sugan Degaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose..
Sarkaalkaan is dhiibay ayaa magaciisa lagu soo koobay Sheekh Maxamed, wuxuuna shabaab u qaabilsanaa madaxii uruurinta Sakawaadka.
Galbeedka magaalada Kismaayo maalmihii u danbeeyay waxaa ka taagnaa Xiisada u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-shabaab.
Waxaana talaabadaan uu qaaday Sarkaalkaan Shabaab ayaa waxaa soo dhaweeyay mas uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland
humbaale News