Bariis Bug ah oo Afrika Soo galay

0
890

waxaa dalka Nayjeeriya lagu qabtay bariis ka samaysan caag. bariiska oo la sheegay in la keenay shiinaha ayaa lagu iibin rabay suuqa caadiga ah ee dad weynuhu wax ku kala iibsadaan. xaalad cunto la’aan oo soo wajahday Nayjeeriya iyo qiimaha cuntada oo cirka isku shareertay ayaa keentay in dadku iibsadaan wax walbo oo cunto u eg.

wasaarida caafimaadka ayaa ka digtay inay dadku iibsadaan cunto aysan hubin tasoo keeni karto qasaaro maaaliyadeed iyo mid caafimaad darro.

maahan marki ugu horaysay ee raashin bug ah lasoo galiyo Nayjeeriya ee sidoo kale waxaa sanadkii lagu qabtay dakada ugu weyn dalka cunto feek oo aad u tiro badan. waxaa laga yaabaa ficilada noocaan ah inay ka jiraan Soomaliya balse aysan cidna ka war qabin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.