DIB U DHAC KU YIMID QARAAR KII MASAR KA GUDBISAY ISRA’IL KA DAB WALAAC UU USOO JEEDIYAY TRUMP

0
514

Trump taageerada uu u hayo Israa'iil waxaa lagu muujiyay boorar Tel Aviv lagu dhejiyay.

Maxadweynaha cusub ee Mareykanka ayaa soo baxeyso inuu faragelin ku haayo siyaasada Falastiiniyiinta taa tuhun keeda keentay markii uu isa hortaagay qaraar ka dhan Isra’il oo eey Dawlada masar dooneysay ineey hor geyso Qaramada Midoobe.

Muhiimada qaraarka ayaa ahaa ina eey cambaareyn dusha loogu xardho Israil si eey u joojiyaan guryo dhisada balaaran eey ka wado dhulka eey xooga kaga heysato Falastiiniyiinta.

Mar dhaweyd ayuu Trump u magacaabay nin wato afkaarta siyaasadeed ee Isra’il.  Dawlada Yuhuuda ayaa go’aansatay ineey xus qaran ugu sameeyaan SHIMON PEREZ magaalada QUDUS.

Dhamaan madaxda laamana amniga kale duwan ee wadanka Isra’il iyo madaxweyno TRUMP ayaa wada hadal yeeshay taa oo ku aadaneyd siyaasada xurgufta ah ee ka dhexeyso Israil iyo Falastiin.

Saraakiisha Israa'iil iyo madaxweyne Al-sisi ayaa la hadlay Trump, sida muuqato.

Maxkamada sare ee dambiyada caalamka ayaa waxeey go’aansatay ineey soo indho indheyso wadamada Falastiin iyo Isra’il.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here