XIISAD DAGAALEED AYAA MAR KALE KASOO CUSBOONAATAY GAALKACYO

0
482

Dagaal ka qarxay xaafada ka tirsan magaalada gaalkacyo ayaa waxuu sababay dhimashada 3 qof oo  dhinacyada ishaayo ah.

Gobol ka Mudug oo taariikhda soo jireen-ka ku caan baxay dagaal ayaa waxaa dib uga qarxay dagaal ka dhexeeyo Galmudug iyo Puntland. Iyadoo lawada ogyahay in dadka wada dego eey yehiin dad wada dhashay, oo wada wadaago xiriir xididnimo hadana lama garan karo goorto uu dhamaanaayo dagaal kaan. Madaxda 2 da dhinac ayaa mar walbo waxeey soo gaaraan nabadeyn si u maldahan.

Xarumaha caafimaad ee puntland iyo galmudug ayaa wada xaqiijiyay geerida 3 ruux halka uu dhaawaca yahay 5 ruux. Waxaana meesha ka marneyn qaxa shacabka oo eeysan ogeyn waqtiyada uu qaxo ka dhamaanaayo.

Horaantii bishii september ayeey aheyd markii dagaalo aad u qaraar uu ku dhexmaray galmudug iyo puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here