DIYAARAD KA MID AH DIYAARADAHA DAGAAL EE WADAN KA RUUSH KA AYAA LAGU WEYSAN YAHAY GUDAHA SUURIYA.

0
788

Warbaahinada kasoo baxo dalka Ruushka ayaa goor dhaweyd ka dhawaajiyay ineey la weysan yahay diyaarad ka mid kuwa militariga oo siday ku dhawaad 100 shacab iyo ciidan isugu jiro.

Waxaa kale warbaahinda la hadlay wasaarada difaaco ee wadan ka ruush ka una sheegtay warbaahinta wadan kaas ina la weysan yahay diyaarad militari oo siday shacab iyo ciidan.

Raadeer ka ku rakibna diyaarad ayaa durbadiiba hawada ka baxay iyadoo wasaarada tuhunka ugu weyn eey qabto eey tahay ineey diyaaradaas burburtay.

Lasoco Waxii dambe oo war ah oo kasoo baxo diyaaradaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.