ISRA’IL OO UGU DAMBEYNTII AMARTAY INEEY XARIGA U JIRTO KAMID AHAANSHAHA QARAMADA MIDOOBE

0
829

Benjamin Netanyahu

Benjamin Netanyahu ayaa ku amray wasaarada arimaha dibada ineey soo indho indheeyaan soo gabogabeyn xiriir kooda kale dhexeeyo Qaramada Midoobe.

Qaramada Midoobe ayaan ugu dambeyn ku dhawaaqday in isra’il si degdeg ah ku joojiso boob ka eey ku heyso dhulka falastiiniyiinta ka dib qaraaro isdabo joogo oo la hor geeyay qaramada midoobe.

Benjamin Netanyahu oo aan weji farxad ku jirto ka muuqan ayaa ku tilmaamay go’aan ka UN -ta yahay mid meel ka dhac ku ah Isra’il.

Benjamin Netanyahu ayaa balan kaga qaaday inuu xargaha u jari doono UN hadeey wax ka bedeli waayaan go’aanadaas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.