Tacsi: Inaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun. Parasaabka Gedo Iyo fananka weyn Ee caanka ah Ahmed Rasta oo aabahood saacada Ka hor Ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

0
808

Tacsi Tiiraanya leh:-Marxuum Muxumad Maxamed Aadan oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Inaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun!

Waxaa saacada ka horku geeriyooday Muxamed Maxamed Aaden kuna geeriyooday magaalada Muqdisho kaasoo maalmihii dambe ku xanuunsanaa isla magaalada Muqdisho.

Marxuum Muxumad Maxamed Aadan ayaa ka mid ahaa odayaasha beeshe Reer Siyaad Ugaas diini waxuu Na dhalay Parasaabka Gobalka Gedo Maxamed Muxumad Maxamed aaden iyo Fanaan Ka caanka Ee Ahmed Rasta.

Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Muxumad Maxamed Aadan waxaa looga tacsiyaynayaa dhammaan qoyska reer Maxamed Aadan iyo caruurtii iyo xaasaskii Marxuumka ifka uga tagay, kuwaasoo eebbe looga baryayo inuu samir iyo iimaan waafi ah ka siiyo, isagana Janadii fardowsa ahay ka waraabiyo. Aammiin, Aammiin.

Waxaana ehelada iyo asxaabta tacsida dirayo ay magacyadoodu kal yihiin, sida hoos ku xusan:-

1). Cabdullaahi Maxamed Goonwayn

2). Salaad Nuur Shareeco

3). Maxamuud Nuur Shareeco (Cadde)

4). Maxamuud Xaashi Dhab-caddeeye

5). Maxamed Cumar Cilmi (Dhega-wayne)

6). Maxamed Xasan Cilmi (Sayid)

7). Maxamed Cabdullaahi Lugyar

8). Aways Xasan Cabdi

9). Cabdisaaq Faarax Afdheere

10). Cabdirshiid Faarax Afdheere

11). Jaamac Faarax Coongaab

12). Cabdi Warsame Xirsi Deer (Huruuse)

13). Saciid Jiicow Shire Deer

14). Xasan Maxamed Faarax (Coongaab)

15). Axmed Cabdi Aadan (Bataati)

16). Cabdullaahi Cali Madoobe

17). Cali Sh. Aadan Shire-Fareey

18). Sheekh Xasan Macalin Cabdi (Jucfe)

19). Axmed Xasan Axmed (Fiille)

20). Isxaaq Cabdullaahi Cilmi

21). Shire Jaamac Ashkir

22). Cabdi-khadar Cumar Cilmi

23). Maxamed Sh. Maxamuud (Janna-gale)

24). Maxamed Ibraahim Xoosh

25). Cabdinaasir Aadan Jaamac

26). Daahir Faarax Afdheere

27). Axmed Jaamac Warsame

28). Cabdi Cali Barre

29). Cabdiqaadir Gaaciye (Kala-foge).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here