Breaking News: Maamulka Degmada Garbaharey Oo isbadalay baaxad leh Ka dhacay

0
704

Warar xaqiiqa ah Oo naga Soo gaarayo Degmada Garbahaareey ayaa shegayo iney isbadal dhinaca maamul Ka ah uu Ka dhacay.
Waxaa Xilkii lagala wareegay gudoomiyiihii hore Ee Degmada Nuur sh Maxamed Buraale loona magacaabay gudoomiyaha cusub Ee Iimaan Cadoow Kaarshe horay Na oga Soo noqday gudoomiye Isla Magaalada Garbahaareey.

  • K
    Waxaa goob joog ahaa Markay dhacay say xil isku wareejinta Gudoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Muxumad Maxamed aaden. Wali shirjaraa’id kama Soo bixin maamul jubbaland balse Waxaa lafilayaa maalmahaan Soo socdo iney hor imaadaan gudiga Degmada Iyo maamul Ka jubbaland
    Warar kaan Ayaa isgaarsiinta Humbaale News Ayka heleysaa Degmada Garbahaareey

    Mohamed ahmed
    Humbaale News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here