Deg Deg: Maxaad Ka ogtahay inta Xildhibaan Ee Maanta la dhaariyey labada aqal Ee Kan hoose iyo midka sare

0
617

MUQDISHO-(Humbaale News)- Waxaa maanta Dugsiga sare ee Tababarka Booliska Gen Kaahiye Ex School Polizio ka dhacday Munaasabada dhaarinta Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10aad ee federaalka ee Soomaaliya.

Wararka hordhaca ah oo aan ka helayno wariyaha humbaale news  eek u sugan goobta ay socoto dhaarinta ayaa waxaa uu soo sheegay in manta ay halkaasi ay xaadir ku yihiin xildhibaanno kala ah

243 oo ah ka ka mid ah aqalka hoose ee Baarlamaanka.
41 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka sare ee Baarlamaanka.

mohamed ahmed

humbaale news.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here