JAPAN AYAA TACSI U DIRTAY MAREYKANKA

0
557

Raisal wasaaraha wadanka Japan ayaa waxuu booqasha ku tagay saldhiga ciidammadda badda ee Pearl Harbor ee dalka Maraykanka. Booqashada ka dib ayaa qudbad uu jeedinaayay uga tacsiyeeyay 2400 oo mareykan ah oo uu horey u dileen dawlada Japan 75 sano ka hor.

Raisal wasaaraha Japan ayaa balan uu ka qaaday aheyd ineeysan Japan mar dambe fal noocyadaan oo kale ah geystaan.

Dawlada Japan ayaa calaqaadka kale dhexeeyo wadama reer yurub sanadihii dambe mid wanaagsan ahaa, iyadoo weli Japan ku dadaaleyso ineey sii siyaadiso xiriirada kale dhexeeyo wadamada caalamka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here