Mareykanka oo digniin ka soo saaray ‘musuqa’ doorashada Soomaaliya

0
672

Baaqaq isdabo joogo ayeey Mareykanka kasoo saartay muwaadiniinteeda u safraayo wadamada halista la daristay eey soomaaliya ugu horeyso.

Qoraal la soo dhigay barta twitter-ka ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka dibadaha jooga la lala tiigsan karo sharciga Mareykanka haddii ay ku lug yeeshaan musuqmaasuq baahsan.

Doorashada Soomaaliya ayaa dib u dhigeeda batay. Madax badan oo kasoo horjeeda siyaasada madaxweynaha hada talada haayo ayaa eedeymo joogto ah dusho uga tuuro madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud.

Waxaa dhawaan la dhaariyay xubnayaashii kale duwanaa ee xildhibaanada.

Madaxda ku  tartamaaayo jagada madaaxweyne ayaa waxaa lagu eedeenayaa kuwa musuqmaasuq ku farogelinaayo doorashada.

Qaramada Midoobe iyo Mareykanka ayaa digniino u diray dawlada soomaali iyo madaxda tartamayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here