Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun !
Waxaa maalintii Isniinta ahayd oo ku beegan 26. 12. 2016 magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo ku geeriyooday Marxuum Maxamed Cabdi Dhudi, kaasoo maalmihii dambe aad ugu xanuunsanaa isla magaalada Garbahaareey.
Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Maxamed Cabdi Dhudi ayaa waxaa ka tacsiyeynaya dhammaan ehelada iyo asxaabta kale ee aan magacyadooda hoos ku xusi doono, kuwaasoo Marxuumka eebbe uga baryayo inuu Janadii fordowsa ahayd ka waraabiyo, xaasaskii iyo ubadkii uu ifka uga tagay iyo dhammaan eheladiisana samir iyo iimmaan waafi ah inuu eebbe ka siiyo. Aammiin, Aammiin.
Waxaa ehelada iyo asxaabta tacsida dirayo ay hallkaan si gaar ah tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan, qaar ka mid eheladii marxuumka, kuwaasoo ay magacyadoodu kala yihiin:-
1). Mullaaxo Dhudi Cali Xaryan
2). Aadan Axmed Dhudi (Aadan-Barre)
2). Cawrala Axmed Dhudi
3). Khadiijo Cabdi Dhudi
4). Maxamed Daahir Xirsi Dhudi
5). Xabiibo Nuur Dhudi
6). Ceebla Xirsi Dhudi
Waxaana ehelada iyo asxaabta kale ee tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin, sida hoos ku xusan:-
1). Sheekh Xasan Muxumed Xayle
2). Maxamed Cumar Cilmi (Dhegaweyne)
3). Cabdirsaaq Faarax Afdheere
4). Cabdirshiid Faarax Afdheere
5). Cabdiweli Suleebaan Cabdi (Cidaancite)
6). Cabdi Aadan Barre
7). Munaaqib Aadan Barre
8). Maxamuud Aadan Barre
9). Cabdisaaq Aadan Barre (Jareerre)
10). Axmed Aadan Barre (Mareexaan)
11). Cabdullaahi Muuse Tareey
12). Maxamed Hire Xirsi Dhudi (Sade)
13). Cabdi-fataax Hire Xirsi Dhudi
14). Aadan Iimaan Axmed Dhudi
15). Deer Iimmaan Axmed Dhudi
16). Burhaan Iimaan Axmed Dhudi
17). Saxardiid iimmaan Axmed
18). Siyaad Iimaan Axmed Dhudi
19). Sahra Iimaan Axmed Dhudi
20). Cabdullaahi Gaarane Dabcasar
21). Cali Jaamac Xuseen (Cali-Dheere)
22). Maxamed Aadan (Nuune Halaqeey)
23). Xasan Cali Bucul
24). Xuseen Aadan Warsame
25). Baarliin Cismaan Ugaas
26). Dahabo Cismaan Garaad
27). Cabdishakuur Cismaan Garaad
28). Cali Sheekh Axmed (Cali-Taar)
29). Cabdi Warsame Xirsi (Huruuse)
30). Cabdisaaq Maxamed Aadan (Canjeex)
31). Maxamed Xuseen Xirsi
32). Cabdiqaadir Shariif Dool
33). Cabdi-dheere Cabdullaahi Cismaan
34). Caga-baruur Cabdullaahi Cismaan
33). Jeelle Axmed Xuseem
35). Cadar Axmed Yuusuf (Afeey)
36). Nasteexo Axmed Yuusuf (Afeey)
37). Daahir Faarax Afdheere
38). Sahra Aadan Barre
.39) Ibrahim Adam
.40) Mohamed Dhagacade
Humbaale12@gmail.com