Daawo Sawiro: Dufcadii 7aad ee ka baxdo Gogol Primary School

0
741

waxaa maanta magaalada Garbahaareey lagu qabtay xaflad qalin jabin oo loo qabtay dufcadii 7aad ee baxdo dugsiga hoose dhexe ee Gogol. Xafladaan ayaa waxaa kasoo qayb galy dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyo madaxda gobal gedo. waxaa ka mid ahaa dadkii muxtarimka ahaa ee joogay xaflada barasaabka Gobal Gedo mudane Maxamed Muxumed, gudoomiyaha dagmada Garbahaareey Iimaan cadow Kaarshe iyo gudoomiyaha ururka hooyooyinka gobal Gedo Faadumo sheekh Daahii cali (faadumo nuuro).

Arada ayaa madasha ka aqriyay qudbado afaf kale duwan ku baxay iyo geeraaro gubaabo ahaa. Aradyda ayaa la gudoonsiiyay shahaadooyin. Dugsiga Gogol ayaa ah dugsigi ugu horeeyay ee bulshadu furato, wuxuu sidoo kale ku caan nqoday inuu kaalin koowaad ka galo iskoolada gobalka Gedo

Hoos ka daawo sawirada xaflada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here