Wararka haatan naga soo gaaray Garbahareey a ayaa sheegya in bam gacmeed lagu tuuray guriga gudoomiya degmada Garbahareey.
Bmbadaas Ayaa wax qasaara ah u geesan Qoys kiisa Iyo isaga Ba.
Waxaa kaloo lasheegayaa inuu gudoomiyaha Hada caafimaad qabo. Waxaa wali lagu daba jiraa qolooyinkii bambadaas kusoo tuuray Qoys Ka Iimaan cadoow Kaarshe.
Shaki ah Ayaa jiro iney yihiin alshabaab laakiin wareysiga gudoomiyaha waxaad heli Doontaan mudo gudaheeda ah.
Humbaale News.