Xog: Aanina Maxamed oo rajo beel ku dhow

0
703

Wasiirki hore arimaha dibada Kenya Aamina Maxamed ayaa dhawaanahaan dadaal oogu jirtay inay noqoto xog yahaya guud ee midowga Afrika. Aamina ayaa u baahan cod taageero ka hor inta aysan ka qayb galin doorashada guud. waxay taageero buuxdo ka heshay dhamaan wadamada bariga Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya, sidoo kale waxay taageero ka heshay 14 dal oo xubno ka ah ururka ay ku midoobeen wadamada koonfur africa Comesa. intaa waxaa dheer inay  balan ka qaad taageero ka heshay wadamada Nayjeeriya iyo Togo. Balse waxaa hadda cadaatay inay wali u baahantahay cod intaas ka badan ka hor intaysan galin doorashada. Wadamada ku bahoobay Ecowas ayaa taageerayo nin u dhashay Senigaal, halka u tartan ka dhaxeeyo wadamada ku hadlo Ingiriiska iyo kuwa ku hadlo Faransiiska taasoo rajada Aamina qiil-qiil galinayso

si kastaba ha ahaatee ilo-xog ogaal ayaa sheegayo inay Aamino soo gaari doonto wareega labaad laakiin ka gudbitaanka wareega labaad u yahay mid aad ugu adag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here