DAWLADA BURUNDI AYAA KA DHAWAAJISAY INEEY SOOMAALIYA KALA BAXEYSO DHAMAAN CIIDAMADA KA JOOGO BISHA JANAAYO.

0
644

Dawlada Burundi ayaa war rasmi ah kasoo saartay ciidamadeeda ka joogo soomaaliya. Warbaahinida ugu sareeya wadanka burundi ayaa hadal haayay saakay waa berigiii.

Pierre Nkurunziza oo ah madaxweynaha talada u haayo wadanka Burundi ayaa ugu cago jugleeyay wadamada reer galbeedka ineey siiyaan lacagta mushaarka ciidan kiisa oo mudo 10 bilood ah aan qaadan wax mushaar ah ama uu ciidamadiisa kale baxaayo bisha janaayo 2o17.

Pierre Nkurunziza ayaa wareysi uu siiyay tv-ga ABC news uu ugu dhawaajiyay ineey ciidamada burundi eey ku jiraan heegan kii ugu dambeeyay oo gabi ahaanbo uga bixi lahaayeen Soomaaliya hadaan mushaaraad kooda la siin.

Dawlada Burundi ayaa sanad kii hore ciidamada badan looga laayay weerar gaadmo ah eey kale kulmeen Al shabaab balse waxeey ku dhabar adeegeen ineey sii joogayaan Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here