Kadib markii manilla isboortiga Ee maamulka jubbaland ay shaaciyeen in magaalada kismaayo uu kafurmay tartanka kubada cagta ee heerka koowaad Ee kooxaha ayaa waxaa arinkaasi gaashaanka u daruuray maamulka isboortiga Ee gobolka gedo
Gudoomiyaasha isboortiga Ee maamulka jubbaland Ee gobolka gedo
Waxaana ay shaaciyeen in aysan tartankaasi aysan Qayb ka ahayn waxaana ay ku andacoodeen in ay helaan saamiga Isboorti ee ay xaqa u leeyihiin.
Waxaana ay shaaciyeen in xubnaha isboortiga Ee gobolka gedo Ay aanan lagu soo Darin liiska kooxaha kaqayb galaya tartankaan hada kismayo kasocda
Cabdi qays muxumad salal oo ah Gudoomiyaha isboortiga Ee maamulka degmada baardheere ayaa arinkaasi warbaahinta u xaqiijiyay sheegayna in waxa kismaayo kasocda ay San kamid Ahayn Lona baahanyahay in ay helaan xaquuqdooda.
Khadar maxamed
HumbaaleNews Agency
Baydhabo