Maanta ayaa dib u furmayo tartarnak ay galayaan dad u taagan hanashada aqalka hoose ee gobolada waqooyi taaso hora hakad loo galiyay. Gudiga doorashada gobolada waqooyi ayaa xaqiijiyay inay maanta kuraasta kowaad ku tartami doonaan kursiga koowaad musharixinta kala ah
1: Fooziyo Yuusuf xaaji aadan
2: Caasha aadan yuusuf
3: Qaasim Ismaaciil axmed
4: Ismaaciil xasan Jaamac
Kurisga labaad
1:Ridwaan xasan maxamed
2: Baarliin xasan qalinle
3: C/fitaax ismaaciil Daahir
4: Shugri Faarax cilmi