Daawo: Xilwareejintiii maamulka dagmada Iimaan Cadoow Kaarshe oo lagu wareejinayo xilka gudoomiyaha degmada Garbahaareey

0
508

Maamul ka Degmada Garbahaareey ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03/01/2017 ay xilka lagula kala wareegeen. Gudoomiyahii hore ee Nuur sh Muxumad Buraale ayaa xilka laga qaaday lagu na wareejiyey iimaan Cadoow Kaarshe sababtana ay tahay in isbadal larabo. Waxaa soo magacaabay gudoomiyaha cusub ee maamul ka gedo Maxamed Muxumad Maxamed aaden.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here