Waxaa maanta la guda galayaa diiwaan galinta dadka u tartamyo gudoomiyaha baarlamaanka. madaxa gudiyada doorashada ayaa sheegay in maanta oo talaado ay bilaabayaan qabashada arjiyada kuwa doonay inay u tartamaanka xilka gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen.
Gudoomiyaha ayaa sheegay inay ku rajo waynyihiin inay doorashadu dhacdo waqtigi loogu talagalay wax dib u dhac ahna aysan jiri doonin