sawiro: sheikh sharif oo kismaayo ka dagay iyo madaxweyne sheikh ahmed madoobe oo soo dhawwyey

0
586

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta arboco 04-01-2017 magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeelgaarka ah ee Jubbaland , kusoo dhaweeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah musharax utaagan qabashada xilka madaxtinimada ee dalka soomaaliya.

Booqashadan uu Shariif sheekh Axmed kusoo gaarey magaalada Kismaayo ayaa qeyb ka ah ol’olahiisa doorashada ee uu kawado dalka ayada oo ay magaalada Kismaayo noqotey magaalo ay musharaxiinta hogaanka dalka ugu sareeya utartamaya ay ku baratamayaan .

Humbaale news.

Mohamed ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here