Keating oo Baladweyne ka dagay: Sababta safarkiisa?

0
451

Madaxa UN-ta u qaabilsan Soomalaia maykal Keating ayaa saaka ka dagay magaadalada Baladweyne ee caasimada gobalka Hiiraan. Waftiga Keatinga yaa waxaa kasii horeeyay wafti u gogal xaarayay imaanshihiisa oo isgu jiray maamulka gobalka Hiiraan iyo ciidamada AMISOM. Keating ayaa hadda ku sugan xerada ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin banaanka magaadalada Baladweyne. socdaalka Keating ayaa lagu sheegay inuu ku saabsanyahay inuu wada hadal la yeesho madex-weynaha maamul goboleedka Hir-shabeele iyo sidoo kale wax garadka gobalka Hiiraan.

wixii kasoo kordho kala soco Humaable news. HN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here