Mudane Mo Farah Oo La Kulmay Arsene Wenger

0
1031

Arsene Wenger extends his hand to Mo Farah after meeting him during Arsenal training

Mudana Mo Farah ayaa waa berigii saakay booqasho ku tagay xarunta tababarka ee Arsenal. Booqashadiisa ayaa waxaa wehliyay Danny Welback oo ah ciyaar yahay dhaawac uga maqan Arsenal.

Mudana Mo farah meysan u aheyn markii ugu horeysay oo uusoo booqdo xarunta tababarka Arsenal, dhawr mar oo hore ayuu soo buuqdo. Mudane Mo Farah ayaa taageero weyn u ah Arsenal, waxuuna in mudo ah sugaayay inuu mar kale dib isku arkaan tababare Arsena Wenger.

The pair enjoy a picture together after Farah had watched on during the first team session

Danny Welbeck stayed on after training to take on the four-time Olympic goal medallist

Welbeck is close to a return but no road to rehabilitation is complete without facing Farah

Mudana Mo Farah ayaa tababar la qaatay ciyaartooyda Arsenal, kubada cagta ayaa ka mid ah waxyaabaha uu ka helo. Tababaraha Arsenal oo warbaahinta la hadlaayay ayaa cadeeyay inuu Welback diyaar u yahay kulamada soo socdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.