Muna Cumar Xasan oo ka tirsaneyd Warbaahinta Qaranka ayaa ka mid noqotay Xubnaha Aqalka Sare

0
531

humbaale news: Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana la doortay ilaa iyo Afar xildhibaan, iyadoo qorshuhu uu yahay in maanta la doorto lix xubnood.

Xubnaha ilaa iyo hada la doortay ayaa waxay kala yihiin.

Xildhibaan Cabdi Xaashi cabdulaahi.
Xildhibaan Muxudiin Sheekh Jaamac.
Xildhibaan Mustaf Maxamed Qodax.
iyo Xildhibaan Muna Cumar xasan.
Doorashada ayaa wali ku socota si hagaagsan. toos noola soco wixii ku soo kordhaa doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here