ahmed Husein aya ku dhashay wadanka soomaaliya kuna soo barbaaray waxna ku bartay wadanka Canada. Dhawaan ayuu ku biiray aqalka hoose re paarlamaanka Canada Mr ahmed.
Reysalwazaaraha wadanka Canada ayaa maanta isku shaandheen ku sameeyey golahiisa wasiirada wuxuuna Mr ahmed u magacaabay wasiirka socdaal Iyo sharciyeenta wadanka kanada.
Tilaabadaan ayaa ah mid ku weyn soomaalida una ah tusaale wanaagsan mudan ku dayasho fiican.