Qad tareen oo isku xiraya dalalka Jabuuti iyo Shiinaha ayaa maanta waxaa si rasmi ah xariga looga jaray munaasabad ka dhacda dalka Jabuuti.
Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay
mas’uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo mas’uuliyiin kale.
Qadka tareen ayaa waxaa dhisay oo lacagta ku baxday bixiyey dowladda Shiinaha.
Tilaabadaan ayaa ah horumar balaaran kana faaiideeysan doonaan Afrika Iyo dalal ka shiinaha.