Dhageyso: gudoomiyaha gobalka gedo oo wareeysi dhinacyo badan taabano oo uu bixiyey.

0
579

Gudoomiyaha gobalka gedo ayaa waxuu waresi siiyey shabakada humbaale news Iyo dhamaan jaaliya soomaaliyeed ee gobalada jubbooyinka Iyo gedo ka soo jeedo. Wareysigaan ayaa laba wey boos kala ah.

Wareysiga gudoomiyaha ayaa dhinacya badan taabanayo isagoo ka waramay xaalada gobalka gedo Iyo maamul ka siduu yahay.

Qeeybta koobaad ayaan idin soo deeney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here