Daawadho video+ sawiro: Madaxda geeska afrika Iyo India oo shir uga furmay wadanka Rwanda.

0
572

  1. Shirkaan ayaa ah mid looga hadlaayo dhinaca ganacsiga Iyo sida Ay wadanka Hindiya u maalgashan laheed wadamada ku yaalo bariga afrika.
    Waxaa shir gudoominayey madaxweynaha wadan ka Rwanda Mr Paul Kagame, waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay reysalwazaaraha wadanka Hindiya Iyo madax kale oo ka imaaday wadamada geeska afrika oo ayka mid yihiin madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here