Waxaa goor dhaw la soo gabagabeeyay doorashada guddoomye ku-xigeenka koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo la doortay ku-xigeennada baarlamaanka.
Doorashada oo aheyd mid aad u adag oo siweyn isha loogu wada hayay ayaa wareegii labaad waxaa guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamanka loo doortay C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey oo ku guuleystay codad ka badan 161, isaga oo ka guuleystay musharixii la tartamayay ee Faarax Sheekh C/