War Deg deg ah: guuto ciidama ah oo kusii wajahan deeganada tuulo-barwaaqo Iyo garbahaareey

0
408

Ciidamada maamul ka global gedo aya wado qorsho ah nadiifinta cadawga al-shabaab Iyo waxii nabad diid ah.

Ciidamadaan ayaa kasoo baxay beled Xaawo kuwaasoo hawl gal usoo aaday dhanka tuulo barwaaqo,
wali wax iska hor imaad ahna ma dhicin, waa ciidamada Federal ka iyo Jubaland oo saldhig kule Beledhawo wax meesha soo aaday.

Kala soco waxii dhacdo ah oo dambe shabakada Humbaale News web

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here