Soomaaliland oo looga digay halis ooga imaan karto saldhiga ciidan ee Imaaraadku doonayo

0
541

dhawaan ayaa waxaa soo baxay in dowlada imaaraaka carabtu ay doonayso in saldhig ciidan ka furato maamulka Soomaaliland ee Soomaaliya. Arintaan oo aanan wali ansixin ayaaa ahayd mid aan laga talo galin dowlada dhexe ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa arintaan walwal ka qabo dowlada Itoobiya oo iaydu isu aragto inay masuul ka tahay dhamaan dhulka Soomaaliya. Walaacyadaas horay u jiray ayaa waxaa kusoo biiray haatan culumada ree Soomaaliland oo maamulka ooga digay inay saldhig ciidan siiyaan Imaaraadka. culumada ayaa sheegtay inay arintaas ay horseedi karto colaad ay kooxaha shiicadu u qaadaan Soomaaliland taasoo keeni karto amni darro soo wajahdo gobalka.

culimada ayaa ku celicelisay in maamulku aad ooga fiirsado heshiisyada u lagalayo dowladaha shisheeye oo laga yaabo inay cawaaqib xumo u horseedaan jiritaanka Soomaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here