Trump oo hadalkiisi ka dhabeeyay iyo Soomaali dhawaan lasoo tarxiilayo

0
628

Warar hoose oo u heley wargayska Humbaale News ayaa ayaa tusayo in dhawaan Soomaali boqon qof ka badan laga soo masaafurin doono dalka maraynka. Dadka lasoo masaafurinayo ayaa ahaa kuwo horay in muddo ah xabsiyo ugu jiray. sababaha ay dadkaan u xirnaayeen ayaa kala duwan, qaar waxay u xirnaayeen danbiyo burcadnimo, qaar waxay u xirnaayeen qaladaad yar yar oo ay galeen halka qaar aysan cadayn wax danbi ah uu ay galeen balse in muddo ah xabsi la isaga hayay.

madaxweynaha cusub ee maraykan ayaa horau u balan qaaday in muddo kooban uu hal milyan oo qof masaafrin doono, waxayna u muuqataa inuu ka dhabeeyay hadalkiisi. Soomaali badan ayaa ka buuxo xabsiyada maraykanka kuwaasoo markay xataa dhamaystaan waqtiga lagu xukumo wali lagu sii hayaa xabsiga maadaama aysan maraykanku tarxiili karin wadankana aysan rabin inay kusii noolaadaan.

Talaabadaan ayaa dadka qaar u ah naruuro ay xoriyadoodi dib ugu helayaan halka qaar ay looma qaataan ku noqonayso. kay tahabya soomaalidaan meesha loow ado waa wadankoodi waxaana laga yaabaa inay ooga fiicnaato meesha ay hadda joogaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here