Sawiro: sheikh sharif oo booqday huteelkii uu qaraxa kadhacay shalay

0
561

 Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya ahna musharaxa madaxweynenimo ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo saakay booqday halkii ay shalay ka dhacday musiibada ee waddada Maka Al Mukarama iyo hotel “DAYAX” ay weerareen arxanlaaweyaasha duullaanka ku ah nafta iyo maalka shacbiga Soomaaliyeed halkaasna ku soo arkay burburkii xoogga lahaa ee soo gaaray goobaha ganacsiga ee ku yaallay halkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here