Masaajid Texas koonfurteeda ku yaalo oo dab laqabsiiyey

0
674

Saacado kadib, markuu ka mamnuucay muslimiinta iney soogalaan mareekan waxaa isla markii ba lagubay masaajid weyn oo Texas koonfurteeda.

Arintaan ayaa ah dagaal cad oo lagu haayo muslim naceeb Iyo xag jirnimo.

Madaxwenaha marekan ayaa ah mid ku cad cad go aanadiisa Iyo balan qaad yadii horey oo uu qaaday ahaa, Inuu Muslim ka mamnuuci doono marekan qaar kalena uu ka tarxiili doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here