waxaa skaaka aroortii lagu dilay magaalada Tuulo-barwaaqo ee degmada Garbaaharey Tailihii ciidada Alshabaab ee gobal ka Gado, howl gal qaas ah oo ay fuliyeen ciido katirsan Guudtada 9 aad ee military Soomallia ee fadhigeedu yahay dagmada Garbaaarey. ayaa talihaya ku dilay Tuulo barwaaqo. warar hor dhac ah ayaa sheegayo, in uu aroos ku galay tuulo barwaaqo, tali ya oo lagu magaccabo Cabdullahi Khanaas ayaa ah sar gaaal ka ugu sareeyo ee ciidan ka ka howl galao gobal Gedo
Waa sawirada ciidamadii howl gal ka fuliyay oo hadasoo galay Magaalada qof kale waxba Kuma noqon ninkii loo Dan lahaa ayaa baa ayaa Lagu dilay