Qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweyne oo la soo gaba gabeeyay.

0
624

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay qabashada Araajida Musharrixiinta Madaxweyne.

Musharrixiinta isdiiwana gelisay ayaa Cadadooda lagu sheegay in ay dhantahay illaa 18 Musharrax oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne.

Labada Aqal ee dalka ayaa 8 Bisha February 2017 waxa ay u kala codeyn doonaan Musharrixiintiisa xilligaas oo laga wada dhursugi doono Natiijada doorashadaasi iyo cidda ku guuleysata Hoggaanka dalka.

Khadar maxamed siraad

Humaable.com

Maxamedk926 @gmail.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here