Barak Obama oo yaabka soo haray.

0
513

 

Kadib markuu madaxweynaha Cusub oo wadanka marekan uu ku dhawaaqay inuu kamnuucayo todoba wadan oo ayku jirto soomaaliya iney soo galaan wadan ka marekan ka ayaa waxaa yaab Iyo yamakaak ka soo haray madaxweynahii hore ee dalkaas Barak Obama.
Arintaan ayaa ah mid cunsirimo cad Faraha ku heeyso.
Waxaa ka dhiidiyey aduun weynaha arintaan lakin Donald Trump ayaa u ek mid Aan dhag jalaq usiineyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here