Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad Gobaledka jubbaland
ayaa maanta maxkamadeysay 7 Askari oo katirsanaa Ciidamada darawiishta Jubaland, kuwaas oo weeraray goob laga dhisayey Maxjar lagu xanaaneeydooni xoolaha , iyagoona dhaawacay labbo kamid ah Ciidamada Booliska Jubaland oo halkaa kusugnaa.
(7) Askari ayaa lagu xukumay min 3 sanno oo xabsi Ciidan ah.