Dibad baxyo lagu taageerayo madexwaynaha cusub oo Garbahaareey ka dhacay

0
376

ilaa intii la doortay madexwayanah cusub ee Soomaaliya mudane Farmaajo, ayaa si is daba joog ah u socdo banaan baxyada lagu taageerayo xilkiisa ee ka dhacayo dhamaan dhulka soomaaliyeed. laga soo bilaabo islii oo ka tirsan nayroobi ilaa Soomaali galbeed, Garawe iyo Boosaaso, Galkacyo iyo kismaayo, Jabuuti iyo Gaarisa looma kala harin soo dhawaynta madaxweyanah cusub.

meelaha sida weyn looga dagaal dagay ayaa waxaa mid ah magaalada Garbahaareey ee caasiamda gobalka gedo. Garabahaareey ayaa dugsiayda qur’aanka iyo iskoolada la fasaxay laga soo bilaabo talaadadiu iyagoo culumada iyo aradada laga codsaday inay dalka ugu duceeyaan madexweyne hanan karo. waxaad moodaa in laga aqbalay baryadii rabbi ee Garbahaareey oo lagu bartay dal iyo dad jeceyl. hoos ka daawo sawirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here