Madaxweynaha JFS oo Baaq u diray Qurbajoogta Soomaaliyeed

0
301

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaaho ayaa ka hadlay abaaraha ka jira dalka oo saamayn wayn ku yeeshay dad badan oo Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Qurba joogta iyo Shacabka Soomaaliyeed ee wax heesta inay u gurmadaan dadka Soomaaliyeed oo haatan Abaartu wax la’aan dhigtay.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadka banaanbaxa inay joojiyaan dabaagdegyada lagu taageerayo, wuxuuna tilmaamay in haatan ololihii uu dhamaaday oo loo baahanyahay shaqo.

Ugu danbayntii wuxuu madaxweynaha Soomaaliya shacabka Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geeridii ku timid madaxweynihii hore ee Puntlnad Gen. Cadde Muuse Xersi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here