Guuleed oo iscasilay

0
870

DEG DEG

Maxadaxweynihii Maamulka Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimo.

C/kariin Guuleed ayaa sheegay inuu isu casilay sababo la xariira Caafimaadkiisa oo liita, ayadoo dhawaan lagu soo dabiibay meelo ka baxsan dalka, wuxuuna intaa ku daray inuu la shaqayn doono maamulka.

Baarlamanka gal-Mudug ayaa horey u sheegay inay xil ka qaadis ku sameeyeen Mr Guuleed, hase ahaatee wuu ka dhaga adaygay asagu.

Dad badan ayaa qaba inay arrinta soo dadajisay guuldarradii oo gaartay Xasan Sh. Maxamuud iyo Damul Jadiid oo uu ka tirsanaa Mr Guuleed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.