shirkada isgaarsiinta hormuud qaybteeda takuleenta abaaraha ayaa deeq raashin ah waxay soo gaarsiisey dad danyar ah ee ku nool dagmada garbahareey.
iyadoona deeqdaan ay ka faaideysteen boqolal qoysas ah oo ah dadkii mudnaa waxaana madsha kuwada sugnaa qaar kamida.shaqalaha hormuud sida. madaxa shirkada hormuud laanteeda garbahareey cismaan axmed nuur iyo mamulka heer gobol iyo heer degmo
halka dhankooda ay umahad celiyeen shirkada hormuud