Aweys sheikh Ali qeeb mucaawima Iyo Daawo isugu jirta gaarsiiyey isbitaalka Garbahaareey

0
941

 

Saat lasocotaan magalada tani Garbohareey afar todobaad kahor waxaa kadilaacay cudurka loo yaqaano daacuunka.iyadoona caruur badani ay ugeeriyoodeen.. Dadka qabo cudurkaasi ayaa soo buuxdhaafshey cisbitalka garbahareey si loogu dabiibo balse maalmo kadib waxaaa dhacdey in cisbitaalki daawo yari ay soo food saartey iyagoona dhaqatiirta ay kacabanayaan daawo yari madaama bukanada ay àad usoo buuxdhaafiyeen sidaadarteet ay gabaabsi tahay dawoyinka sida gaarka loola tacalo dadka qabo curudurkaasi.

Arintaa waxaa u kacay kana damqadey caruurta laiildaran cudurkaas qaarkoodna ay udhinteen.. Shaqsi aad ujilcan una nugul wax uqabadka dadka muxsiniinta ah waa wiil dhalinyar ah boqolkiyoo boqol wuxuu wanaagsanyahy madaxda dalka hadey noqon lahayeen kuwo Gobolka udhashey iyo aan udhalan ee gaaran waayey waxa uu inankaa gartey ee ah badbaadinta dhalaankeena.

Hadaan xuso magaciisa waa. Aweis Sheikh Ali kana mida madaxda jaamacada Jobkey. Rabi habarakeeyo aduun iyo aaqiro koley tariiqda unbaa kuxusi doonto. Insha Allah waxaad baxsateyna xaga alle ayey kuu jiraan maaaalinbaadna Ku faiidi doontaa insha Allah.

Abdirisaq Africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.