MAGACYADA GOLAHA WASIIRADA DFS

0
874

1. Av. Mahdi Ahmed Guled: Raiisul Wasaare ku xigeen
2. Xil. Dr. Iimaan Cabdullahi Cali: wasiirka arrimaha diinta
3. Abdi Farah Saciid: wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka
4. Xil. Abdirahman Beyle: wasiirka maaliyada
5. Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed: wasiirka gashaan dhiga
6. Amb. Yusuf Garaad: wasiirka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamka
7. Abdullahi Dahir Osman: Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare
8. Xil. Av. Abdi Hosh: wasiirka arrimaha dastuurka.
10. Amb Jamal Maxamed Hassan: Wasiirka qorsheynta, maalgashiga iyo horumarka dhaqaalaha
11. Xil. Maryan Aweyn Jamac: Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda
12. Maxamed Abdullahi Salad: Wasiirka gaadiidka circa iyo dhulka
13. Eng. Abdi Canshur Hassan: Wasiirka boostada, isgaarsiinta iyo teknoloojiyada
14. Xil. Sheikh Nur M’ed Hassan: Wasiirka Xanaanada Xoolaha.
15. Khadra Ahmed Duale: Wasiirka Wasaarada ganacsiga iyo Warshadaha
16. Xil. Cabaas Abdullahi Sheikh Siraaji: Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska
17. Deeqo Yassin Haji Yusuf: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka
18. Xil. Ing. Abdirashid Mohamed Ahmed: Wasiirka Patroolka iyo Macdanta
19. Mohamed Abukar Islow Ducaale: Wasiirka Amniga Gudaha
20. Xil. Saciid Hassan Ciid: Wasiirka Beeraha
21. Dr. Fowzia Abiikar Nuur: Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada
22. Dr. Abdirahman Mohamed Cadde Hashi: Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka Badda
23. Xil. Khadiijo Mohamed Diiriye: Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
24. Ing. Cabdirahman Omar Osman: Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dad weynaha
25. AV. Hassan Hussein Haji: Wasiirka Cadaalada
26. Xil. Saleh Ahmed Jaamac: Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
27. Xil. Prof. Salim Aliyow Ibrow: Wasiirka Korontada iyo Biyaha
28. Dr. Maryan Qassim Ahmed: Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here